Somali surprise at Ethiop
15-05-2008
Ethiopian troops in Somalia's capital, Mogadishu, have distributed food aid bought with their own salaries. About 400 bags of sorghum were handed out to about 500 people in southern Baynile district.................................
UN urges breakthrough as
15-05-2008
DJIBOUTI (AFP) — The UN's Somalia envoy called Monday on Somalia's main political rivals to seek an end to years of bloodshed as peace talks opened Monday in Djibouti. "I call on them to think of the terrible political, security and humanitarian crisis in their country...........
Itoobiyaanka oo howl galo
15-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia ayaa saaka waxay isku fidiyeen qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, halkaasoo dhaq dhaqaaq baaritaano ah ay ka bilaabeen. Wararka naga soo gaarayo shacabka ku dhaqan xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid...
Mooshinka Nuur Cadde
15-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Odayaasha dhaqanka iyo mideynta B/Hawiye ayaa si kulul u cambaareeyay mooshinka ka dhanka ah Ra'iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ay wadaan mudanayaasha ku jira golaha baarlamaanka federaalka KMG ah. Axmed Diiriye ayaa sheegay in aan wax xal ah la gaari doonin...
Somali novelist explores
14-05-2008
St. Paul, Minn. — Peace talks opened in Djibouti, Somalia, today concerning the situation in neighboring Somalia. The United Nations special envoy to Somalia expressed hope and enthusiasm, as he called for representatives to put peace..................................
Kenyan lecturer kidnapped
14-05-2008
MOGADISHU, May 13 (Reuters) - Three gunmen abducted a Kenyan teaching at the Mogadishu University campus in the latest seizure of a foreigner in the lawless Horn of Africa country, witnesses said on Tuesday........................................
Qarax ka dhacay B/weyn
14-05-2008
Balad weyn (BANOODA):- Qarax aad u xoogan isla markaana bam gacmeed loo adeeg saday ayaa xalay laga maqlay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Balad weyn ee xarunta gobolka Hiiraan, xilli halkaasi saacadihii lasoo dhaafay ay buux dhaafiyeen ciidamo Ethiopian oo fara badan...
Weeraro ka dhacay Muqdish
14-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Qaraxyo xoogan ayaa maanta gudaha magaalada Muqdisho waxaa lagula beeg saday ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah, oo qasaare xoogan kasoo gaaray weeraradan qaraxyada ah. Ciidamada Ethiopia ayaa lagu weeraray Isgoyska Towfiiq ee degmada Yaaqshiid...
Shacab la rasaaseeyay
14-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa maanta Gaari dad shacab ah ay saarnaayeen waxaa ay ku rasaaseeyeen bar Kontarool oo ku taala Ex-kontarool Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo mid ka mid ah dadkaasi ay ku dileen mid kalena ay ku dhaawaceen...
Bardaale oo lala wareegay
13-05-2008
Bardaale (BANOODA):- Xoogag hubeysan isla markaana la sheegay in ay taabacsan yihiin ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ayaa saacadihii lasoo dhaafay si toos ah waxay ula wareegay gacan ku heynta degmada Bardaale oo ka tirsan degmooyinka hoostaga gobolka Bay; oo dhaq dhaqaaq ciidan ay ka wadaan....
Mobs turn on foreigners
13-05-2008
Several incidents of extreme xenophobic violence have been reported in recent months, characterised by assaults on foreigners and the destruction or theft of their property. Last month, Pretoria police were on high alert after an outbreak of violence in Mamelodi..............
Xaaladda oo degan
13-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Waxaa maanta degan xaaladda magaalada Muqdisho oo maal mihii lasoo dhaafay iska horimaadyo soo noq noqday ay hareeyeen, iyadoo dadka shacabka ah ka nasanayaan dagaaladaasi oo dhibaatooyin ba'an ay ku qabaan. Jawiga guud ee magaalada Muqdisho ayaa haatan xasiloon...
Dil ka dhacay Baydhabo
13-05-2008
Baydhabo (BANOODA):- Wiil dhalinyaro ah ayaa galabta waxaa lagu dilay bartamaha magaalaga Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, inkastoo illaa iyo imminka si rasmi ah loo xaqiijin cidda dilkan ka dambeysa. Xaaladda oo markii hore aheyd mid degan ayaa durbaba isku badashay mid...
Somalis to red sea
13-05-2008
KHARAZ - Thousands of Somali refugees have been arriving to Yemen through Djibouti recently, said Ramadhan Abbas Ibrahim 34, from Mugadishu who arrived a long with 120 other people on a boat to Thubab in southwest Yemen on May 10...................
20 killed in Somali bomb
12-05-2008
Landmine explosions have killed more than 12 Ethiopian troops, and eight Somali government soldiers, in the war-torn East African nation. Anti Ethiopian groups detonated a massive landmine in Towfiikh district, killing at least eight soldiers, and destroying their vehicle,..............
Qaraxyo ka dhacay Muqdish
12-05-2008
Muqdisho (BANOODA):- Qaraxyo xoogan, isla markaana isugu jira miino iyo bam gacmeed ayaa goor dhoweyd gudaha magaalada Muqdisho waxaa lagula beeg saday Askar ka kala tirsan ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda federaalka KMG ah, ka dib markii xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda ay soo weerareen...
Dagaal culus oo ka bilawd
12-05-2008
Leego (BANOODA):- Dagaal aad u qaraar, isla markaana u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo xoogaga hubeysan ee ku kacsan ayaa goor dhoweyd waxaa uu ka bilawday Tuulo duleedka kaga taaga deegaanka Leego oo deegaanada gobolka Sh/Hoose ka tirsan, iyadoo dagaalkan qasaare ba'an ciidamada Ethiopia...
Rare Somalia talks make s
12-05-2008
DJIBOUTI (Reuters) - Rare peace talks between Somalia's interim government and opposition exiles have made a slow start in Djibouti, but a senior U.N. official said he was encouraged both sides had turned up........................................
TACSI
18-04-2008
Geneva, 18/04/2008-BANOODA-Anigoo ah Yusuf Maxamed Ismaaciil "Bari-Bari" iyo dhamaan reer Maxamed Ismaciil "Bari-Bari" meelkaste oo eey joogaan. ILAAHEEY SWT ha u naxaaristee, jannatul-fardowsana ha ka waraabiyee Marxuum Xaaji Cabdulle Tuurxume Afrax.. .............
Wariyeyaal lasii daayay
18-04-2008
Muqdisho (BANOODA):- Qaar ka mid ah Wariyeyaasha Idaacadda Codka Nabadda, oo ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho, isla markaana maalinimadii shalay xabsiga ay u taxaabeen ciidamada dowladda KMG ah ayaa dib xoriyadooda u helay, inkastoo illaa iyo haatan dowladda KMG ah...
Dagaaladii ka dhacay Muqd
22-04-2008
Muqdisho (BANOODA):- Golaha Baarlamaanka Federaalka KMG ah ayaa ka hadlay dagaaladii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia, isla markaana qasaaraha faraha badan sababay. Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Prof. Dalxa...
German Navy scares off So
22-04-2008
Somali pirates have been thwarted in their attempt to seize a Japanese oil tanker in the Gulf of Aden after a German naval vessel intervened. According to the Japanese shipping company Nippon Yusen KK, the tanker Takayam was attacked early Monday morning by a small.............