:: Welcome to BANOODA.COM's Homepage
WARARKA SOOMAALIYA
07-08-2008

Wanla-weyn 07/08/2008 (BANOODA)-Wararka laga helayo deegaanka Wanla weyn ayaa sheegaya in cabsi dagaal ay halkaasi ka jirto, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamo a tirsan kuwa dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ay halkaasi tagayaan. Wararka ayaa sheegaya...........

WARARKA SOOMAALIYA
06-08-2008

Baladwayne 06/08/2008 (BANOODA)-Saraakiisha golaha maxaakiimta Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa digniino u jeediyay dadka ku dhaqan gobolkaasi, sida ay sheegayaan wararka halkaasi laga helayo. Saraakiishan ayaa sheegay in ay talaabo adag ka qaadi doonaan cidii.........

WARARKA SOOMAALIYA
02-08-2008

Muqadisho 02/08/2008 (BANOODA)-In ka badan lix wasiir oo ka tirsanaa golaha wasiirada dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa is casilay, iyaga oo eedeyn u jeediyay xukuumada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed. Wararka ayaa sheegaya in wasiiradan ay ku eedeynayaan xukuumada........

WARARKA SOOMAALIYA
31-07-2008

Muqadisho 31/07/2008 (BANOODA)-Wax garad iyo odayaal ka tirsan beelaha Digil iyo Mirifle ayaa baaq u jeediyay beelo ku dagaalamaya deegaano ka tirsan Jubooyinka, iyada oo dagaaladana ay yihiin kuwa sii xoogeysanaya. Odayaashan ayaa baqooda ku sheegay in ay muhiim tahay in dhinacyada.....

WARARKA SOOMAALIYA
30-07-2008

Muqadisho 30/07/2008 (BANOODA)-Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), gudoomiyihii gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho ayaan weli ka hadlin xil ka qaadis lagu sameeyay gelinkii dambe ee manta. Maxamed Dheere oo xiriiro ay saacadihii laga soo gudbay la sameeyay bahda saxaafada...

WARARKA SOOMAALIYA
26-07-2008

Baydhawa 26/07/2008 (BANOODA)-Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka KMG-ka Soomaaliyeed ayaa maanta yeeshay kulan ay uga hadlayeen arimo badan oo dalka maanta uu ku sugan yahay, sida uu sheegey afhayeenka xukuumada Cabdi Xaaji Goob-doon oo Saxaafada la hadlay. Kulankaan.............

WARARKA SOOMAALIYA
23-07-2008

Muqadishu 23/07/2008 (BANOODA)-Ilaalada labo mas’uul oo ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa isku dhex xoogan oo rasaas xoogan la isku adeegsadey uu dhex maray goor dhow. Wararka ayaa sheegaya in ilaalada Dhagax-tuur oo ah ku xigeenka duqa magaalada ee arrimaha bulshada iyo kuwa.........

WARARKA SOOMAALIYA
22-07-2008

Wanla-weyn 22/07/2008 (BANOODA)-Ciidamadii dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ee lagu soo tababaray dalka Itoobiya ayaa soo gaarey duleedka deegaanka Wanla-weyn ee gobolka Shabeelaha hoose. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan....................

WARARKA SOOMAALIYA
21-07-2008

Muqadisho 21/07/2008 (BANOODA)-Wararka laga helayo degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay goor dhoweyd halkaasi nin ku weerareen. Wararka ayaa sheegaya in raga weerarka geystay ay wateen bistoolado, isla markaasna ay rasaas ooda kaga qaadeen ninkan.....

WARARKA SOOMAALIYA
20-07-2008

Guriya 20/07/2008 (BANOODA)-Wararka laga helayo deegaanada Baqdaad iyo Guriya oo dagaalo beeleed ay ka socdeen ayaa sheegaya in deegaanadaasi ay degen yihiin, iyada oo maleeshiyaadka labada dhinac ay is hor fadhiyaan..............................

Dagaaladii ka dhacay Muqd
22-04-2008

Muqdisho (BANOODA):- Golaha Baarlamaanka Federaalka KMG ah ayaa ka hadlay dagaaladii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia, isla markaana qasaaraha faraha badan sababay. Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Prof. Dalxa...

:: Photo Gallery
:: Spotlight