SHIRKA AAYA KA TASHIGA BEELWAYNTA HAWIYE Featured

Shirweyne ay ka qaybgaleen odayaasha dhaqanka, xubno ka tirsan midowga murashaxiinta, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka, Xildhibaanno

ka tirsan baarlamaannada Galmudug iyo Hirshabeelle, aqoonyahanno, Haween iyo dhallinyaro ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa looga hadlay xaaladda taagan ee dalka iyo xilliga kala guurka ah

Shirwaynuhu wuxuu isku raacay qoddobada soo socda
1- In ay sharci darro tahay muddo kororsigii xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlaamka muddo xileedkiisu dhammaaday ay u kordhiyeen madaxweynihii hore ee muddo xileedkiisu dhammaaday, iyaguna iskugu kordhiyeen muddo labo sano ah. Sidaas daraadeed Shirwaynuhu uma aqoonsana Maxamad C/llaahi Farmaajo Madaxweyne Soomaaliyeed.

Download full report below