1.Xashiishka (weed) oo ka baxa dalka
2.Khamriga iyo Calaqa oo dalka lagu sameeyo
3.Daawooyinka lagu gado Farmashiyaasha . Iwm.

DHIBAATADA AY KU HAYSO UMADA SOMALIYEED 
Dadka isticmaala Daroogada oo Qabatintay Daroogada.
Dadka oo Geesta Dhibaato Fara Badan, oo kala ah In uudhaco Dadka 2:-in uu Dil geesto 3:- in uu dhaawac geesto,. 4:- in uu noqodo Darbi jiif 5:-in uu Geesto Kufsi
Sidoo kale waxaa jirta mar walba uu Isticmaalo Balwadaas waxaa ka tagay Miirka mana garan karo waxa uu sameynayo.
Hosse kala soo dag naquulka (Download below the file)
Ant -Narcotics-La Dagaalanka Daroogada Featured
NOOCYADA DAROOGADA SIDEENA U KALA BAXAAN DAROOGADA


Download attachments:
- Drugs.pptx (75 Downloads)